Axmed Madoobe oo booqday degaan dhowaan laga saaray Al-shabaab (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqasho ku tagay deeegaanka Buulo-Xaaji ee gobolka Jubbada Hoose oo dhawaan laga xoreeyay Al shabaab Madaxweynaha Jubbaland oo meel fagaare ah kula hadlay dadweynaha deegaanka ayaa sheegay in dhammaan hay’adaha Dowladda ay bilaabi doonaan Adeegyada bulshada gaar ahaan Caafimaadka, Waxbarashada, Biyaha iyo adeega Internet-ka oo … Continue reading Axmed Madoobe oo booqday degaan dhowaan laga saaray Al-shabaab (Sawirro)